VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Guban - Lyrics

Markii La I Gaba Gabeeyay Markii Gooni La Ii Faquuqay Gayaankeey Miyaan Ka Gaabshay Markii La ii wada Giriifay Gabdhuhu Ii Wada Shireeno go'aan Qaar Layga Tuuray....2X hubkeygii Miyuu Habsamay anigu Gumoobi mayo....2X Mar Uun baan..2X Guban Ka Helinoo Mid Aan Gacalooyo Idhaahdo Ganbona Aan Igu Xidheeyno Gobeey tahay Hooyadeedoo Gayaankana Ugu Wanaagsan...2X (((BOGGA LABAAD))) Gaaroodi Anoo Dhex Jooga Anoo Geelayaga Rogaaya Jacaylku Haduu I Gaado Anoo Gaban Oo Caruuraa Anoon Garaneeynin Xaajo Hadii Garta La Igu Moosay....2X Hadaan Gocan Lahaa Xanuunka Anigu Gumoobi Maayoo...2X Mar Uun baan...2X Guban Ka Helinoo Midaan Gacalooy Idhaahdo Ganbona Aan Igu Xidheeynin Gobeey Tahey Hooyadeedoo Gayaankana Ugu Wanaagsan?...2X) lyric By Dayran omar
Queue is empty
-- / --