VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Guban mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Hassan A Samatar
Guban

Markii La I Gaba Gabeeyay
Markii Gooni La Ii Faquuqay
Gayaankeey Miyaan Ka Gaabshay
Markii La ii wada Giriifay
Gabdhuhu Ii Wada Shireeno
go’aan Qaar Layga Tuuray….2X

hubkeygii Miyuu Habsamay
anigu Gumoobi mayo….2X

Mar Uun baan..2X

Guban Ka Helinoo
Mid Aan Gacalooyo Idhaahdo
Ganbona Aan Igu Xidheeyno
Gobeey tahay Hooyadeedoo
Gayaankana Ugu Wanaagsan…2X

(((BOGGA LABAAD)))

Gaaroodi Anoo Dhex Jooga
Anoo Geelayaga Rogaaya
Jacaylku Haduu I Gaado
Anoo Gaban Oo Caruuraa
Anoon Garaneeynin Xaajo
Hadii Garta La Igu Moosay….2X

Hadaan Gocan Lahaa Xanuunka
Anigu Gumoobi Maayoo…2X

Mar Uun baan…2X

Guban Ka Helinoo
Midaan Gacalooy Idhaahdo
Ganbona Aan Igu Xidheeynin
Gobeey Tahey Hooyadeedoo
Gayaankana Ugu Wanaagsan?…2X)

lyric By Dayran omar

codkii Hassan A Samatar