VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta googaa cigale - Lyrics

googaa googaa cigale cigale hadaad geed beer ka beerto garaaciy gudin aad u diido guyaal badan aad sugayso haduu goooni isu taago haduu guudka midho ku yeesho adoo gurashada u baahan laamaha gacantaadu gaadho hadaad goosan kari waydo malabka guudkiisa saaran indhaha gacaltooyadooda naftii gocoshadu ku raagtay galada ma ku sabi kartaa ma garan sheekadaa gunta leh ha iisoo guuudmarinee maaha maaha waa laga gudbee hadaad geedi meel u tahay hadaad u gol leedahay xaajo intaan gaadhigu dhaqaaqin meel baan yara gaadhi laa hasoo gaamgaabine ka saar salka seefta uga saar goob joogba haloo noqdee u sheeg guurtida kalena gorfaynta hala wada maqlee hadalku geeeska mararee warkuba wuu gaabanyee xisaabta u gee ka goo ayaa dib ugurasho leh nimaan daaqsin geel u marin nin garashabaa labaa yidhi su,aashii hore ka gudub gurgurka qansada ku noqo gashaantimo waa nahay gayaankayana waa tihiin rabaa isku keen galaday guudkaanu idiin fidhaynay guur iyo balan baan lahayn jacaylkiiba godladay wakhtigu waa garab caraw geeriyo geed baa jire geesuunbaa loo dhacaa galbika idinkaa hayee goormaan wada aqal galnaa gabdhooow waa yeelkadiin garaad dumar baad sidaan guyaal sheekadii jirtee dunidu waa galinba cayn hadhkaa labadiisa galin ilbuxu wuu gaadhayaa markaad geel dhaqatidbaa gaawaha loosoo xushaa gacmaha yay idiinku jira goormaa laga tagay warkaa cishqigii wuu gaagaxoo guurkii waa laga noqdee ka gooya caloosha taa gayaanku wa badan yahoo gayiga rag u doonta oo ha goconina wacad horee go,aankaa dambuun ka raac ma qasabaa goobta yaal guudhbaay jaaw gacalayaal geestaan doontaanba u qaata oo gamuuran gam o gayaxan
Queue is empty
-- / --