Laanyahay miraha laaladise liclicaysa 2x
Laabtaydi bad ku lingaxantaho qalbigad lusho ku lamantahee 2x
Lamayahay dartaa waxanahay nin lumay intu leexo koray lamaha jacayl ayla so jabeen lamayahay dartaa 2x
Ka laxiiba iyo laabxushaba laleya oo 2x
Kolka ay libdhadu dibuso baxde intay liqa dhigi adiga ku ladhan 2x
Lamayahay dartaa waxanahay nin lumay intu leexo koray lamaha jacayl ayla so jabeen lamayahay dartaa 2x

Exit mobile version