Ma jabuuti ba jacaylkaygu yala ee yala ee 2x
Hadan jifka kaco honooy anjarmadilaa 2x
Bada jaha wayn miyan jidhaya on jidhaya jowharay aduun ki sodagan daba jabinaya aa 2x
Ma jabuutiba jeexaygu yala ee yaala ee2x
Ma jilaaladan hunooy jiifkeni low 2x
Miyan jiif iyo jogba qaban kara aaa qaban kara aa jawharay adun ki sodagan daba jabinaya iii daba jabinayaa 2x

Exit mobile version