Markaan da'da jiray 15 markaan damac guur la soo kacay dooqeyga markaan u sahan tagay Nafteyda midaan u door bido da'deed anigoon ka garaneeyn Hablaha ka daydayo midaan irri Dabeecadaha gaariyo balaan dulaha tilmaamee cirkaa dambi samir ku horee dunida maansheeyay waa gu'ee Midibka biyo dahab sidoodee ishaan daymada ka boganoo jeedalaal waa dawiyo nabbadee Caashaqaan mudo badan mudo badan i daashaday Riyada taan doonisteedii Hurdada deris ula ahaan jiray Dabayshiyo dhaxanta deereed dugsiga iiga noqon lahayd armay daranee adiga tahayee armay daranee daranee adiga tahaye Caashaqaan mudo badan mudo badan i daashaday Riyada taan doonisteedii Hurdada deris ula ahaan jiray Dabayshiyo dhaxanta deereed dugsiga iiga noqon lahayd armay daranee adiga tahayee armay daranee daranee adiga tahaye Doodiyo kulana garashdaa deeqdiyo hadalkagi macanaa dawada samirkiyo dulqaadkii iimaanki daacadada dubaaqayga jecleeystii naftayda tii ay ku dagi lahayd armay daranee adiga tahayee Armay dareen adiga tahayee
