inaad qolo jacayl qoys caashaq
dhalay tahay dumar tahay
qureyshtode inta quudha sharaftiyo
reer magaalo kuu qiray waxay
kugu qadariyaane

guri ku yaal hargaysoo qoraansiga
ku beermiyo qureyshtii haweenke
shiiqinaysaa inaad ila qaali tahay
inaad ila qiimo wayn tahay
qudho kuu xabiib tahay qalbigu
kuu irmaan yahay quruxdaada
fara badan ha iga qarine soo soco
caashaqa ha kala qubinee
caashaqa ha kala qarinee

Exit mobile version