Inaad qolo jacayli qoys caashaq dhalay tahay otahay qurayshtode inta quudha sharaftiyo reer magal kuuqiray aykugu qadariyanee 2x
Qoytiyal hargaysoy qooransiga ku bermiyo qurayshti hawenke qayrked shiiqinaysa 2x
Inaad igu qaali tahay inad igu qiimo wayntahay qudhu ku xabiibna qalbigu ku irman yahay quruxdada farabadan hayga qarine so soco caashaqa hakala qubinee 2x
Cashaqa hakala qarinee 2x

Exit mobile version