VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Ruqiya mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Ruqiya

Daruuraha rogmanaye e
Laamaa Ruxmanaye e
reexaanta sidaa
rucladiyo dadka
wada Rooraye e
rayn raynta wada
reenkaa i kacshe
rugta loo socdaa
ma halkaan rabaa
ma raaskan ducada
rabi uga baryaa
ma jacayl rasmiya ba
ma kalgacal rumaa baa
ma rugtaad dagaysee
Ruqiyaad lahayd baa
Ruqiyaay lahayd baa
risqi iyo caruur
rays iyo nagaad
raka diintu taal
roonaha ilaaah
raxmad iyo wanaag
adigaa baxshee
raaskeena nolol

Roobkaa da’aayee
ee bururtay heegadu
ma raaxadii aduunka a
ramadkaa baxaayee
rayskaa qaboow e
ma raaxadan sugayna a
reenka i kacshe e
rugta loo socdaa
ma halkaan raba a
ma rugtaan ducada ducada
rabi uga baryaa
ma jacayl rasmiya ba a
ma kalgacal rumaaba a
ma rugtaad dagayse e
ruqiyaad lahayd ba a
ruqiyaay lahaydba a
Risiq iyo caruur
rako diintu taal
roonaha ilaah
nabad iyo wanaag
adigaa baxshee
xaaskayga nolol

By: Cabdi Aadan Qays

codkii Hassan A Samatar