VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Tuunyo - Lyrics

Sida tuunyo iyo hawd totobti ku horoo gugii ma ku tagsadey 2x Tigada isu filaa iyoo matuma tisqaadi 2x Ayaa ku tama 2x Ti kali ahayde qurux lagu tilmamay 2x Ku ildaran kalgacalo ku talaba wayoo ku waray socodkee 2x Wanse kaga tudhi laha hadi u ku tamee 2x Iga tiiri cashaqa awada uso celi 2x Tiriig baxay lamodyey mudna tosanantiyo xaragodadla tiixda 2x Tashi igu aburto talado daradaa 2x Ku caweeyey taye 2x
Queue is empty
-- / --