VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Tuunyo mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Hassan A Samatar
Tuunyo

Sida tuunyo iyo hawd totobti ku horoo gugii ma ku tagsadey 2x
Tigada isu filaa iyoo matuma tisqaadi 2x
Ayaa ku tama 2x
Ti kali ahayde qurux lagu tilmamay 2x
Ku ildaran kalgacalo ku talaba wayoo ku waray socodkee 2x
Wanse kaga tudhi laha hadi u ku tamee 2x
Iga tiiri cashaqa awada uso celi 2x
Tiriig baxay lamodyey mudna tosanantiyo xaragodadla tiixda 2x
Tashi igu aburto talado daradaa 2x
Ku caweeyey taye 2x

codkii Hassan A Samatar