sanadkoo barwaaqaa
jirma weyntoo gugaa
jiri roobka da ayoo
cirku roob hilaaco
booramaay waxaad tahay
suuro meel dheer ku talo
surada jirraaga
beeyadii dariskuba
turmadiyo haraad kulul
kuu siiyey bulALloo
hooyooyinkeena samalo
suldaantii haweenkaay
sadex iyo lixaaad
booramaay waxaad
tahay bilicdii aroroo
soo baxaysay maaamo
dadku wada sugaayen
saymaha roobkiyo
surada wacanbaa
saaqdey dadka mankoodoo
subaxdii ti maadaa
adaan kugu xamdinaynaa
rabi kaa dhowr dhibaato

Exit mobile version