hiil iyo hooba hoo
inaan ardeysaa hoo
hubaal hilowbee \
hilaan arkayee wayahee
haigeygan kuu hamuuyayo
juu haraad qabayee
eebaan kasayaa haboon
hoyga ku jrtaan haboon
waan hawaawiyayaa haboon
hil iyo hooba hoo
midaan hamiye hoo
hubaal uharaadee
ku wqaayey hurdada
hungoobayoo
waanigii baayoo
hiili iyo hawlba
kama hagradee

Exit mobile version