nafta waxa ku sasaba
ku sexshaa habeenkii
sawirkaaga weeyoo
soo suro hortaydee
siduu ila hadlaayaa
ku sanqadaaa sagaaljeer
salka kama daginiyoo
sadaal kunool,baan
sabanadan ahayoo
samihii dhexdeenayoo
arimaheenii soo jiray
maan sahashan aniguye
wali waa sidoodii
ha saBAbin ha sababain
nafteydoo waxad hegi laydoo
sahal yaanu kula noqon
oo haygu sii deyn
waxba sooma daba rarin
wacadkii masiideyn
umana sagsaagine
indhaha ruux aan saaro
saatir uukuu abuuroo
adigaa ilaa kaasiman
dhibka kuma sugnaanine
jaceyl siiser aadoo
kalka uu haysta uuuno

Exit mobile version