ani waan kuu baahnee
barigii aan ku bartaa
boholyowga caashaqa
baxsad baan kuu ahee
adba waad pogtahee
gidigood haween
adaan kaala soo baxee
bal cadii booramiyo
burco iyo baalamiyo
inaan kuula buubo
oon bay ad ku saaro
bal cinteena aaad tahee
balantii kabaxee
bani waan kuubagoo
botii cashaqa bilahaa ku darte
baladii cashaqa
bilicdaada qurxoon
inta dunida kula nool
adoo kale ma arag

Exit mobile version