waxaad iila bilic tahay
bilicdeeda leedahay
waa soo baryaayoo
cadceedooo bi soo tidhi
baal lasoo baxaysiyo
bar bar uduudiyi
caawii iibildhaanto
bir birqaysa oo kale
bilaneey jaceylbaa
beerka iyo wadnaha iyo
boga ii fadhiistee
ruux ku buukoodo
bastiii ah awgaaa
ma ubeer naxaysaa
waxad iila bilic tahay
dhulkeenoo barwaaqoo
ku bariistay rooboo
baliyaduna buuxaan
dhirta bixisa ciioo
maanku buuxsho oo kale
ubax guduuda
bixinaysaa oo kele
bilaney jaceylbaa
beerkiyo wadnaha iyo
boga ii fadhiistee
ruux kuu bukoodoo
boa sii awgaa
ma badbaadinaysaa
ma ubeer naxaysaa

Exit mobile version