waxa raanta loo feedhaya waa rag
waxa cadarka loo rushaa waa rag

waxa dunida rookaha ku riday waa rag
waxa rogaye reeraha burburin waa rag
waxa raranka lala doonaya waa rag

waxa raaxo loo diidayaa waa rag
waxa rubada laga guranayaa waa rag

kuwa quruxda nagu raacayaa waa rag
marka raawisnana naga ordaa waa rag
rasmiyo kuwaan aayo rabin waa rag
nafta waxa rafaad

Exit mobile version