adoo guda wajibkaaga
waxtarkaagu yuu muuqan
wadkaaga weeyee
intuu waa sami baryaayo
ama xaqii helaayo
warkaagu yuu kala cadaan
warkayga cadow walaan
inaan ka digtaaa ka fiican
warkaaga weeyee
waxaan kugu idhi war mooge
walaasho dusha kamuuqan
jidhkaagu waran waryoodo
markii la wareejin dooda
nin iska waniyaaya
wadkaaga weeyee

Exit mobile version