Bishoo bakool lahayn
Masoo birtee Lama buur
Bartamaha kama soo baxdee

Barasho waa halkoo bariyee
? Waa boqol maalinee
Biyo iyo baadin nin heesaninee
Baahidodaaa kaa balaaranee

Ii soo buubee ii soo buubee
Baalo la’anee, bogaa isaaree

Adaa baashaaliskaa, beerta ujoogaayee 🙂

Inaan ku baalin marinaa
balanteena aheed, ha baqinee
barni anaa bilacdaa joogee

Badda minay baxday ooy burqantoo
Waa ? Balaarisaayee
Basar ninkii ulahaa moodee
Adna burhaantaa la soo baxee

Waa ubislaaday an waa ubislaadee
Badbaadadaadee baas kuma yaabeen
Walee kuma beenihaayee bisteey waaye

Bishoo bakool lahayn
Masoo birtee Lama buur
Bartamaha kama soo baxdee

? waa laga baantayee
Beenta waa lagu baaba’aa
Baarinimaa baryo lagu baxsadaa
Adna bashaashnimadaa ku joog

? an waa ku bisloobay
Is biirsigeenee iyo inaan bahoone
?? Balantii lahayn ma baaqinee

Inaan ku baalin marinaa
balanteena aheed, ha baqinee
barni anaa bilacdaa joogee

Bishoo bakool lahayn
Masoo birtee Lama buur
Bartamaha kama soo baxdee

Exit mobile version