Waa mahadee waan
Miirsadayee murugaa
Ihaysee maalmihii
Horaad iiga maqneed
Molaan kujireee

ana adlee iga maqneed
Maantaa ku helee iila
Maree meehii rabtidee

Ana adlee kumaagayaa
Kuu murgoodaye maanta
Muraadkayga waan helee

Ana adlee iiga maqneed
Maantaa ku helee iila
Maree meehii rabtidee

Waa muragee meel oo
Rabinee maalin jacaylka
Soo martay miirkayga
Gashee sidii markaas
Mashaqan ku jiree

Ana adlee kumagayaa
Kuu murgodaye maanta
Muradkayga waan helee

Ana adlee iiga maqneed
Maantaa ku helee iila
Maree meehii rabtidee

Man daranaa maano
Aabahaa mooro xalal
Nin kuu rabaa kuula
Maaganee maanta
Xuman loo soo

Ana makaan kiisaan
U dhaafay meel iga
Macan aan helay oo
Miirkayga u roonee

Ana adlee kumagaya
Kuu murgodaye manta
Muradkayga waan
Helayeee

Ana adlee iiga maqned
Mantaa ku helee iila
Maree mehii rabtidee

Exit mobile version