VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Guusha iyagaa leh - Lyrics

Gafka uma dulqaata Gardarada ma yeelan Geerida ma diidaan 2x Hadad darajo leedahay Gumaysiga dagoogo 4x Waax dhanbad garaacdo Guudkad ka rarantoo Kama gaagadaysee 2x Garaad laawihiiyoow Ninka guntaday xumaantii Gaygooda oo dhacan Gama'a yeeli maayaan 2x Gumac ololayay la guclaynayaan Gori aflay kugu goobayaan Geed jeflaba way goynayaan 2x Goorti kaa gacan sarayn Godkaad qodatay bay Kuu gubahayaan Guushaa iyagaa leee 2x Gumac ololayay la guclaynayaan Gori aflay kugu goobayaan Geed jeflaba way goynayaan 2x Goorti kaa gacan sarayn Godkaad qodatay bay Kuu gubahayaan Guushaa iyagaa leee 2x Buuraha habeenkii Waxaa ay u gudayaan Guntiga u adkaysteen 2x Inay libinta gaadhaan Guul ay soo oogaan 2x Geeliyoo rimaanoo Gadaal ulaaban maayaan Yoolkoodu wuxu yahay Talo ay ku gooyeen Gabi waxay ku raaceen Inay geeri iyo nolol Ka xigaan gumaysiga 2x Gumac ololayay la guclaynayaan Gori aflay kugu goobayaan Geed jeflaba way goynayaan 2x Goorti kaa gacan sarayn Godkaad qodatay bay Kuu gubahayaan Guushaa iyagaa leee 2x
Queue is empty
-- / --