VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Guusha iyagaa leh mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Heeso Wadani ah
Guusha iyagaa leh

Gafka uma dulqaata
Gardarada ma yeelan
Geerida ma diidaan
2x
Hadad darajo leedahay
Gumaysiga dagoogo
4x
Waax dhanbad garaacdo
Guudkad ka rarantoo
Kama gaagadaysee
2x
Garaad laawihiiyoow
Ninka guntaday xumaantii
Gaygooda oo dhacan
Gama'a yeeli maayaan
2x
Gumac ololayay la guclaynayaan
Gori aflay kugu goobayaan
Geed jeflaba way goynayaan
2x
Goorti kaa gacan sarayn
Godkaad qodatay bay
Kuu gubahayaan
Guushaa iyagaa leee
2x
Gumac ololayay la guclaynayaan
Gori aflay kugu goobayaan
Geed jeflaba way goynayaan
2x
Goorti kaa gacan sarayn
Godkaad qodatay bay
Kuu gubahayaan
Guushaa iyagaa leee
2x
Buuraha habeenkii
Waxaa ay u gudayaan
Guntiga u adkaysteen
2x
Inay libinta gaadhaan
Guul ay soo oogaan
2x
Geeliyoo rimaanoo
Gadaal ulaaban maayaan
Yoolkoodu wuxu yahay
Talo ay ku gooyeen
Gabi waxay ku raaceen
Inay geeri iyo nolol
Ka xigaan gumaysiga
2x
Gumac ololayay la guclaynayaan
Gori aflay kugu goobayaan
Geed jeflaba way goynayaan
2x
Goorti kaa gacan sarayn
Godkaad qodatay bay
Kuu gubahayaan
Guushaa iyagaa leee
2x

codkii Heeso Wadani ah