VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Isku tiirsanaada - Lyrics

Sabaalada aduunyada Kolba qolaa ku taagane Alaan ku dhartee hurdo noma tostee 2x Ka qarasada cadawahoo Isku tiirsanaada 2x Qumatida dhexdeniyo Intaad waran ka tuurtaan 2x Ka qarasada cadawahoo Isku tiirsanaada 2x Saglaali waa cudur Sawt iyo xanuunle Kuwa lagu tusaaba Iga taga awoodine 2x Ka qarasada cadawahoo Isku tiirsanaada 2x Qumatida dhexdeniyo Intaad waran ka tuurtaan 2x Ka qarasada cadawahoo Isku tiirsanaada 2x Saglaali waa cudur Sawt iyo xanuunle Kuwa lagu tusaaba Iga taga awoodine 2x Ka qarasada cadawahoo Isku tiirsanaada 2x
Queue is empty
-- / --