VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Isku tiirsanaada mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Heeso Wadani ah
Isku tiirsanaada

Sabaalada aduunyada
Kolba qolaa ku taagane
Alaan ku dhartee
hurdo noma tostee
2x
Ka qarasada cadawahoo
Isku tiirsanaada
2x
Qumatida dhexdeniyo
Intaad waran ka tuurtaan
2x
Ka qarasada cadawahoo
Isku tiirsanaada
2x
Saglaali waa cudur
Sawt iyo xanuunle
Kuwa lagu tusaaba
Iga taga awoodine
2x
Ka qarasada cadawahoo
Isku tiirsanaada
2x
Qumatida dhexdeniyo
Intaad waran ka tuurtaan
2x
Ka qarasada cadawahoo
Isku tiirsanaada
2x
Saglaali waa cudur
Sawt iyo xanuunle
Kuwa lagu tusaaba
Iga taga awoodine
2x
Ka qarasada cadawahoo
Isku tiirsanaada
2x

codkii Heeso Wadani ah