Maan gaab inaa tahay
Maxaad u laysay maatadii
Maan gaab inaa tahay
Maxaad u laysay maatadii
Macalinkiyo wax garadkii
Odayadii mudnaayee
Dadka kala maslixi jiray
Macalinkiyo wax garadkii
Odayadii mudnaayee
Dadka kala maslixi jiray

Sow intaad is mooday
Maskaxdaada may galin
Dalka maamul kaligaa
2x

Maantana maantana
Maantana malagii
Maantana maantana
Maantana malagii
Diriyaa midigtaan ku haynaa
2x

Maan gaab inaa tahay
Maxay satadii aad keentay meeday
Maan gaab inaa tahay
Maxay satadii aad keentay meeday
Ma dhulkaa la muusey
Ma cirkay makhuureen
Halkay maanta joogaan
Ma dhulkaa la muusey
Ma cirkay makhuureen
Halkay maanta joogaan

Aigoon madoobaan
Oo aan isna madax marin
Isna dhaafsan miciyaha
2x

Maantana maantana
Maantana malagii
Maantana maantana
Maantana malagii
Diriyaa midigtaan ku haynaa
2x

Exit mobile version