qoontan kali i damaqdee qoomamiyo dareenka le
naftan qaydka saartee qofka moog lurkaygana
hadba qiil u yeeshaay
hiili adoo qaday maxaad qanac u diidoo
dib u gocasho qiiriyo xusuus ugu qarwaysa

qaraar iyo go aan laay kaala quustay waanoo
samir qaado diidee qaabkeen kuu daweeya

qasoo iyo qadoodigan qoonsigiyo hungawgale
naftan qari tidhaahdee qofka moog lurkaygana
hadba quudaraysaa
adigoo lug goyn qaba quuso maxaad u diidoo
kii shalayto ku qadayiyo nacab wali u quudaa

Exit mobile version