lamaanaha israacoo
nolol ila wadaagee
naawilaayoooo
niyadoodu jeceshahy
nasri weeyey quulkuye
laydhakana ushida
laagaha ufura
kulamaansha duco
arooskoodu laacoo
laga wada maqsuudoo
labada wada duceeyoo
lula nuurka aaamiin dhaha
waan alaba israacoo
liin kuwada jaceylkoo
libka gaadhey caashaqa
nasri weeye ubadkuye
layliyo lamaanaha ulula
habku ulaba galeen
arooskoodu laacoo
laga wada maqsuudoo
laa wada duceeyoo
lula ulula caleemaha
lula indhaha aamiin dhaha

Exit mobile version