somaaliyey sideebaad
u aragtaan south africa
saanadii qofka
subax walba taagan
somaliyey sided u aragtan

dadkaayaga sida loo dilayoo
siriqda intay ku gooyan
sun intay ku buufshan
seef iyo midiyo
nafta looga saara

south africa isma odhan
soomaliba sidii hore kuso noqon
kasiisan mayno south africa
suracada taal south africa

saqda dhexe habeenkii
dab intay sudhaanbay
saqiir iyo kabiir ma kala socan

africada kale way naso dhaweeyen
sina kuma ilowneen
south africa sahal kuma ilownen

Exit mobile version