alahayow tusqaadnayee
tubta orodkiyo dheer
baaskiil gacan ta duuliyo
calan wadaha toosiya
guusha kama tageynee
ku kastaba kabadiya
alahayow alahayow
taariikhda noo gali
tiigsada asaagiin
soomaalad utahay guul
halkii aad ku toostaan
kuma turun turootaan
tuur kubada tuur
shabaqan a ku toosi
1 2 3 4 goool
taageero badan baa
garabkiina taaganee
farxad guud le kala taga
1 2 3 4
alahayow tisqaad naye
tubtaa orodka dheeriyo
baaskid kubada tuuriyo
calan wadaha toosiya
guushA kama tagaynewe
ku kastaba ka badiya
taariikhda noo gali

Exit mobile version