Kaftanbaa jacayl qaba
Kulankaa u xidida
Murtibaa se kicisee
Kitaankeen aduunyiyo
Kordhi maaliseeday
Kaxbaan ahaye ma ogtay
Kaxbaan ahaye ma ogtay

Kaftanbaa jacayl qaba
Kulankaa u xidida
Murtibaa se kicisee
Kitaankeen aduunyiyo
Kordhi maaliseeday
Kaxbaan ahaye ma ogtay
Kaxbaan ahaye ma ogtay

U kaynaantay tacabiree
U kaynaantay tacabiree
U kaynaantay tacabiree
U kaynaantay tacabiree

Kolkaan laba kuf keeno
Kaftamaaya eegaba
Kaligay sariirtaan
Kuududaaye ma ogtay
Eee ee ee ma ogtay
Aaaa haa haaa kuududaaye ma ogtay

Qofna kadabkii loo qoray
Kolna seegi maayee
Kurdad waa la qaataaye
Kimis waa la quutaaye
Kibirku se sad maahee

Qofna kadabkii loo qoray
Kolna seegi maayee
Kurdad waa la qaataaye
Kimis waa la quutaaye
Kibirku se sad maahee

Kurbo male kurbo male
Kurbo ma le caruurtuye
Kuu calaf i siiyow

Kol Haday kali tahay naftan
Naftan kama adkaan karo e

Kurbo male kurbo male
Kurbo ma le caruurtuye
Kuu calaf i siiyow

Kol Haday kali tahay naftan
Naftan kama adkaan karo e

Kay laabtu raacdow
Kay laabtu raacdow
Kay laabtu raacdow
Kay laabtu raacdow

Kadinka iyo cidlada badan
Ima kaafiyaysee
Waykane ku aaway
Kadinka iyo cidlada badan
Ima kaafiyaysee
Waykane ku aaway
ku aaway

Exit mobile version