VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kalgaceyl - Lyrics

Kalgacaayl ileeyn igama suuree, Nafteeydaan samir iraahdaa, sara iyo hoos, wax ugu sheegaa, Kolkaan taladeeyda siiyoo, iyadoo aan igu saluugin, kaa siistay beey igu tiraa, Anigoon, anigoon, Moogeeynba saacad, ayeey ayeey ayeey iga salaalisaayoo, Anigu waxba maansameeyne, sababta adiga lahaayee, sagsaaga intaad ka deysoo, sidaan doonaayo gara'oo, sidaasay igu tiraah, hadaad sama ii faleeysid, aniga, waa lay sitaayee, kiiyaan niyadeydaa, niyadeeyda siiyay, warkiisi maad i siin? sidaasey igu tiraah sidaasey igu tiraah, Fakarkaan badanee sameeyso, Qalbigaan iska saar iraahdaa, intuu sama ila gudoontuu, sama ila gudoontuu, Markaan seexo, is iraahdabaa, hadanee saqda dhahee, go'aamuu igula soo sara kacaa, hadan saqda dhaxee, go'aamuu igula soo sara kacaa, su'aashuu igu yiraahdaa, Mid weeyaan weeyaan, suura gala'oo, Intaad saymaha jacaylkaa, adigu ii sahamisabaa, sidi sabiga iyo dhalaanka afkoodi igu sabeeysa, samaanta iyo nolosha fiicaan si'aan igu wada dhaqnaanoo intaan isa seeygi laheyn, sidoodaan raa cayaayoo, sidrigu meeshu qabsaday, samaan kula waarayaa, samaan kula waarayaa,,,,,
Queue is empty
-- / --