VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Kalgaceyl mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Hibo Nuura
Kalgaceyl

Kalgacaayl ileeyn igama suuree,
Nafteeydaan samir iraahdaa,
sara iyo hoos, wax ugu sheegaa,

Kolkaan taladeeyda siiyoo,
iyadoo aan igu saluugin,
kaa siistay beey igu tiraa,

Anigoon, anigoon,
Moogeeynba saacad,
ayeey ayeey ayeey
iga salaalisaayoo,

Anigu waxba maansameeyne,
sababta adiga lahaayee,
sagsaaga intaad ka deysoo,
sidaan doonaayo gara’oo,

sidaasay igu tiraah,

hadaad sama ii faleeysid,
aniga, waa lay sitaayee,
kiiyaan niyadeydaa,
niyadeeyda siiyay,

warkiisi maad i siin?
sidaasey igu tiraah
sidaasey igu tiraah,

Fakarkaan badanee sameeyso,
Qalbigaan iska saar iraahdaa,
intuu sama ila gudoontuu,
sama ila gudoontuu,

Markaan seexo,
is iraahdabaa,
hadanee saqda dhahee,
go’aamuu igula soo sara kacaa,
hadan saqda dhaxee,
go’aamuu igula soo sara kacaa,

su’aashuu igu yiraahdaa,
Mid weeyaan weeyaan,
suura gala’oo,

Intaad saymaha jacaylkaa,
adigu ii sahamisabaa,
sidi sabiga iyo dhalaanka
afkoodi igu sabeeysa,

samaanta iyo nolosha fiicaan
si’aan igu wada dhaqnaanoo
intaan isa seeygi laheyn,

sidoodaan raa cayaayoo,
sidrigu meeshu qabsaday,
samaan kula waarayaa,
samaan kula waarayaa,,,,,

codkii Hibo Nuura