Safkii nabigii iyo
Qawlkii suubbanaa iyo
Aan asxaabta raacnee
Sooma ramadaanta
2x
Salawaatulaahi
Calaa khayri khalqii
Muxamed Mukhtaarii
2x
Waa bishaan sugaynee
Ilaahay na siiyee
Aynu saacidaynee
Sooma ramadaanta
2x
Salawaatulaahi
Calaa khayri khalqii
Muxamed Mukhtaarii
2x
Sakaraatul mawdkiyo
Su'aashiii nakiiriyo
Aan siraadka moodnee
Sooma ramadaanta
2x
Salawaatulaahi
Calaa khayri khalqii
Muxamed Mukhtaarii
2x
Waa bishaan sugaynee
Samhariira naartii
Naga salaamad yeeshee
Sooma ramadaanta
2x
Salawaatulaahi
Calaa khayri khalqii
Muxamed Mukhtaarii
2x

Exit mobile version