sidii aan jaceyl xora
uxardhamay halbowlaha
xilkasnimo usahanasadey
alaylehe xulbaan helay
naftu way xulatoo
xididada wadnaha degay
xurmo gaara weeyee
geesigaan xigsadaye
inta aan qalbiga xalay
kaligii uxaadhoo
waan kugu xasilayoo
ku xamdiyey jaceylkoo
xiisaaha ku doogsaday
xiisahaan ku doogsaday

sidii aan xigtiyo wehel
kalida xanaanshee
xubigaagu iidagay
walee xilaha janaadow
xaashe ee isaga tahay
midkii aan xulanayow
xarigiyo hubqaadiyo
midaan xeelada kula simo
wali lama xambaarine
xidigaygiibaad tahay
waan kugu xasilayoo
kugu xamdiyey jaceylkoo
xiisahaan ku doogsadey
xiisahan ku doogsadey

Exit mobile version