VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nafaad indhaheeda - Lyrics

Sow nafaad indhaheeda Tahay aan ku ilaawin Ayiniga inta nooliba Aragaaga qudhaata Kuma iibsan karayso Kuma iibsan karayso Kuma iibsan karayso 2x Inta aanad dadka dhaafay Adi weeye runtiiye Earay aan ku idhaahdo Oo abaal guda maanta Balse kuu ogi maanta Qaali kuu ogi maanta Macaan kuu ogi maanta Qaali kuu ogi maanta 2x Ashqaraar quruxdaadaan Ka adkaysani waayoo Eegmadii sawirkaagaan Ismoogaan wey ismoogaan Ismoogaan la ilmeeyay 2x Sow naf kaa ulanaysa Dhamaan noolaha uuman Oo ku siisan aduunka Ag joogaaga ma doonto Aadmi kaagama baydhin Aadmi kaagama baydhin Aadmi kaagama baydhin 2x Eray aad i tidhaahdo Inta uu taro ruuxdan Ma astayni karaayee Naf dartaada u ooman Adigaa xaq u yeeshay Macaanow xaq u yeeshay Adigaa xaq u yeeshay Macaanow xaq u yeeshay 2x Ashqaraar quruxdaadaan Ka adkaysani waayoo Eegmadii sawirkaagaan Ismoogaan wey ismoogaan Ismoogaan la ilmeeyay 2x
Queue is empty
-- / --