1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane
Sow nafaad indhaheeda
Tahay aan ku ilaawin
Ayiniga inta nooliba
Aragaaga qudhaata
Kuma iibsan karayso
Kuma iibsan karayso
Kuma iibsan karayso
2x
Inta aanad dadka dhaafay
Adi weeye runtiiye
Earay aan ku idhaahdo
Oo abaal guda maanta
Balse kuu ogi maanta
Qaali kuu ogi maanta
Macaan kuu ogi maanta
Qaali kuu ogi maanta
2x
Ashqaraar quruxdaadaan
Ka adkaysani waayoo
Eegmadii sawirkaagaan
Ismoogaan wey ismoogaan
Ismoogaan la ilmeeyay
2x
Sow naf kaa ulanaysa
Dhamaan noolaha uuman
Oo ku siisan aduunka
Ag joogaaga ma doonto
Aadmi kaagama baydhin
Aadmi kaagama baydhin
Aadmi kaagama baydhin
2x
Eray aad i tidhaahdo
Inta uu taro ruuxdan
Ma astayni karaayee
Naf dartaada u ooman
Adigaa xaq u yeeshay
Macaanow xaq u yeeshay
Adigaa xaq u yeeshay
Macaanow xaq u yeeshay
2x
Ashqaraar quruxdaadaan
Ka adkaysani waayoo
Eegmadii sawirkaagaan
Ismoogaan wey ismoogaan
Ismoogaan la ilmeeyay
2x