Dhamaan riyadeena
Inaan ka dhabeeyo
Dhabtaada ku seexdo
Ayaan kuba dhaartay
X2

Inaan dhismaheena
Jacayl dhidib kiisa
Dhaliisha udiidno
Ayaan kuba dhaartay
X2

Waxaad dhibsanayso
Ayaan ka dhintaayee
Wixii na dhan taalay
Dhegteena xumeeya
Marna ma dhawaysto
Ma dhawaysto x2

Ya inee faqir
Nin takataleyn
Nin katalina
Aychim aytayim
X2

D.yne ababa
Qine ta daare
Dimama yalew
Antew nuhasabe
X2

Waxaad dhibsanayso
Ayaan ka dhintaayee
Wixii na dhan taalay
Dhegteena xumeeya
Marna ma dhawaysto
Ma dhawaysto x2

Exit mobile version