mudaa mudo lagu sugaa
macnaa macna lagu gartaa
dadaal midho badan dhalyaa
muqdisho ku dalxiis ahaa
meel kasta nnuuur baa ka baxaye
magaaladu wada iftiin
waxqabad muuqdana la aragyeey
kubadna maaweeladdaay
koox koox madadaaladay
cayaaraha lagu mirtoos
mugdigii nuur baa badalay
muqdisho magaceeda lumayiyo
mudnaanteeda la helayee
mushaax gobolku ha mushaaxo
masuul qaraniyo midkii goboliba
maamulka toosani ha jiro

Exit mobile version