Heesta Amoore - Lyrics
Arbow aragtidaa daan
Ku ildoog sadayoo
Haddaan ku arki wayana
Arin keygu mooyan sida
Eega uu yahay...2X
Ujeeda duna waxeey tahay ii ~
Iishaan kugu qabtaa baa
Dhibku iga
Dhib ku iga yaradaa....2X
Amoori hii jaceylkoo ii
Noqo ii noqo midkan rabay...2X
(((BOGGA LABAAD)))
Aasaska noloshoo iridaha
Wanaagoo marna kuma
ILdufinee iimanka buuxshoo
Kii la igu aflaxayoo.....2X
Asluub lagu barbaarsho oo ~
Weey no ahaatee arinkeenu
Arinkeenu waa guur....2X
Amoori hii jaceylkoo ii
Noqo ii noqo midkan rabay...2X. )))
lyric by Dayran omar