VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Amoore mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Hodan Abdirahman
Amoore

Arbow aragtidaa daan
Ku ildoog sadayoo
Haddaan ku arki wayana
Arin keygu mooyan sida
Eega uu yahay…2X

Ujeeda duna waxeey tahay ii ~
Iishaan kugu qabtaa baa
Dhibku iga
Dhib ku iga yaradaa….2X

Amoori hii jaceylkoo ii
Noqo ii noqo midkan rabay…2X

(((BOGGA LABAAD)))

Aasaska noloshoo iridaha
Wanaagoo marna kuma
ILdufinee iimanka buuxshoo
Kii la igu aflaxayoo…..2X

Asluub lagu barbaarsho oo ~
Weey no ahaatee arinkeenu
Arinkeenu waa guur….2X

Amoori hii jaceylkoo ii
Noqo ii noqo midkan rabay…2X. )))

lyric by Dayran omar

codkii Hodan Abdirahman