dareenka caashaga aduu igukaadaroo
wadnahaad kudhexduugantoo
qalbigaad dawadiisa tahay

indhahaygu eegmada ragaa dunida oo idil
dadaal adiga mooyee ruuxkale madoonaan
aday kugu ducays taan

natan kuudaacadee aduun kuu ildaran
usoo dabac wiil yahoow

daganidaada hadalkaa jidhkayga dabiibayoo
halbowlaha deeqayoo adaankudugaashadaa

daa inkaan baryaayaa dadab inaan wadaagnoo
duntaa iigu kaa xidhanee da biibkaygii baad tahee
ma idaadahayn

Exit mobile version