dacwad kama qabiyo muran danta aniga tayda ah in laygula dagaalo hogaan diidimaayee sida digada xoolaha cidaad doonta raacoo

maah maah duugabaa tiri doqontiyo haween kuba qofka ay diloodaan cagta kama dulqaadaan

kolay aniga hodan iga raratay duudkee aan kuu sii duceeyee

waaay dacayga iyo keenada mid uun labada iga daa

doqonbaa mid iyada dili daafaha uqaatoo misna dooratee garo ragna waa dun iyo doqon labadaas waxaa udaran midkaan garan dantiisee

maah maah duuga baa tiri raga kii damiirlaa ka carara nabsiga daran haduu dookhu raacee

kolay aniga mukhtaar horaan kuugu daalee ma maantuu ku soo dagay

waaay dadnimada iyo garashada labadaas mid uun daar

Exit mobile version