siilagu calmaaliyo
wuxu geesi diriraa
markuu gaari dumaree
nolosha kula yahay
dantaa u dibteedana
wuxuuu doojiya
haduu helo
daryeel wacan
damac laguma gaadho
dookh laguma helo ruux
dhibta kula daweeyee
waa dookh ilaah
dulqaadkiyo asluubtiyo
degenaanta hadalkiyo
dadkaad wax dheertahy
inta da.daada ah
ana dihashadeydii
diihaalka caashaqa
kaa doortay qeyrkaa
damac lagu gaadhee
dookh laguma helo
ruux dhibta kula daweeyee
waa dookh ilaaah

Exit mobile version