dhankastoon ka eegaba dhaayahaad u wacantohoo
haybadbaad rag dheertehee
dhibna kuuma quudhoo nabaradii adaa dhayay
iyo dhaawacaan qabay

dhigay kaan ka doortow dhaygag baad i galisoo
dharaartiyo habeenkii dholalbaan la salalaa

aadmigu dhamaantii wuxuu dheef wadaagaa
kolkuu guur dhitaystee
waxaan dhawrayaa qoys aan dhisayniyo dugsi
dhaxanta iga jiraa

Exit mobile version