gubtaanayda caashaqa
maxaan gocashada kalgacal
dartaa xiisaha la goohayee
miyaa anigoo ku jecel
maxaa anba gaabsadoo
xiishood gabadh nimo itidhi
adaan gidigood hablaha
gayaankaba kaa xushee
garwaaqso inaan ku rabo
cishqigan anba kama madhniye
qalbigaan ku gacloodaybaan
gogosha gogosha
kuu dhigay kalgacal
hadaan galabtaba kuhelay
adoo giniyeey bad qaba
galad eebe weeyaan
hadmaan wada aqal galnaa
xubigan jinkii galay
haduu guule nagu simay
galad eebe weeyaan \
hadmaan wada aqal galnaa
jaceylku haduu godladey
calafku ha gardaadiyee
gudoomaye hoo gudoon
geestaada qaboo
gudoomaye hoo gudoon
geestaada qabo
iga gudoon
jaceylku haduu godladey
calafku ha gardaadiyee
gudoomaye hoo gudoon
geestaada qaboo
gudoomaye hoo gudoon
geestaada qabo
iga gudoon
hadaan galabtaba kuhelay
adoo giniyeey bad qaba
galad eebe weeyaan
hadmaan wada aqal galnaa
xubigan jinkii galay
haduu guulaha nagu simahy
hadmaan wada aqal galnaa
jaceylku haduu godladey
calafku ha gardaadiyee
gudoomaye hoo gudoon
geestaada qaboo
gudoomaye hoo gudoon
geestaada qabo
iga gudoon
jaceylku haduu godladey
calafku ha gardaadiyee
gudoomaye hoo gudoon
geestaada qaboo
gudoomaye hoo gudoon
geestaada qabo
iga gudoon

Exit mobile version