hablaha tii kujeclaata
nafta ma uhurtaa
horjooga iyo muuqa
hadiyad ma uga dhigtaa
qalbiguu waa hanti uu
kalgaceyl hadhsadee
qof jaceyl hayaaa
ma waxbuu hagradaa

Exit mobile version