VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Hal qura nahay cover mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Hodan Abdirahman
Hal qura nahay cover

Waa sheeko hodaneey
Waa sheeko hodaneey
Aan ka jaro higaagee
Haloow haloow
Nafbaa ku haybinaysee
Kuu hamuun qabtee haloow
2x

Sida heego rooboo
Hilimadeeda xaliniyoo
Inta uu nugaal helay
Haradii biyeeyoo
Mudo mudo badan ku hoorey
2x

Dhirtu dhirtu ka haqab beeshoo
Ubaxii ka hagac yidhi
Loo wada hanweyn yahay
2x

Markaan helo warkaagay
Naftuu hiyi kacdaayoo
Farxad ku hambalyeeyaa
2x

Hoodiyo ayaaniyo ayaaniyo
Calaf ha isku keen simo
Calaf calaf ha isku keen simo
2x

Ragu kala haboonee
Halyayada wakhtiga kacay
Kii ugu horeeyee
Naftu naftuu ku hiranaysoow
2x

Sida hanad aan dhalaybaad
Himiladaada wacan iyo
Horumarkaaga jecelahay
2x

Oo aan hurgumadiyo
Halista halista kaaga dhowro
Oo aan hurgumadiyo
Halista halista kaaga dhowro

Markaan helo warkaagay
Naftuu hiyi kacdaayoo
Farxad ku hambalyeeyaa
2x

Hal qudhaynu nahayoo
Kama hadhi karaayee
Hoodiyo ayaaniyo
Calaf ha isku keen simo
3x

codkii Hodan Abdirahman