VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hooyo - Lyrics

daganeey hooyaday maanu dagin laantaa dadna maanu noqoneen adooduruuf adaga dal shisheeyo jooga baraf nagu da aayo dugsi aan lahaynbaa dhaxan daran ku joogtee daa inkay ku kaalmee hooyooy daraadeen damqashada dhibkaagana marna namaad dareensiin ehel kuuma daganan dagal;kaad ku noolayd dugsi aan ku hiraniyo ilas noo daaranoo aan damayninbaad tahay daa inkay ku kaalmee hooyo dagan hooyaday waxaan dareemaa dul qaad kaad lahad iyo sidaan iskugu duubnan ee ul iyo diirkeed dad walaalo oo kale darsi aanu baranoo ku diirsanaad tehee daa inkay ku kaalmee hooyo markaad noohiilisee hooyo noo hagaa jisee hooyo nafta noohurtee hooyo halyay wada noqonee halkaad naga doonaysid wakaa daa in soo aqbalee waxaan ku dakaynaynaa hooyo duco waali deeyi hooyo dunidu malmo weeyaan isha nacab ku kaadayran rabi kuma duleeyoo dayac kuma tuso dushaada nasaartoo docdaada nuugnoo daa inkay ku kaalmee hooyo duco noogu roonoow
Queue is empty
-- / --