VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Hooyo mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Hodan Abdirahman
Hooyo

daganeey hooyaday
maanu dagin laantaa
dadna maanu noqoneen
adooduruuf adaga
dal shisheeyo jooga
baraf nagu da aayo
dugsi aan lahaynbaa
dhaxan daran ku joogtee
daa inkay ku kaalmee

hooyooy daraadeen
damqashada dhibkaagana
marna namaad dareensiin
ehel kuuma daganan
dagal;kaad ku noolayd
dugsi aan ku hiraniyo
ilas noo daaranoo
aan damayninbaad tahay
daa inkay ku kaalmee hooyo

dagan hooyaday
waxaan dareemaa
dul qaad kaad lahad iyo
sidaan iskugu duubnan
ee ul iyo diirkeed
dad walaalo oo kale
darsi aanu baranoo
ku diirsanaad tehee
daa inkay ku kaalmee hooyo

markaad noohiilisee hooyo
noo hagaa jisee hooyo
nafta noohurtee hooyo
halyay wada noqonee
halkaad naga doonaysid
wakaa daa in soo aqbalee
waxaan ku dakaynaynaa
hooyo duco waali deeyi hooyo

dunidu malmo weeyaan
isha nacab ku kaadayran
rabi kuma duleeyoo
dayac kuma tuso
dushaada nasaartoo
docdaada nuugnoo
daa inkay ku kaalmee hooyo
duco noogu roonoow

codkii Hodan Abdirahman