jacaylkan ii yeeraye
intuu igu helay yaraan
rajada yabyabeel dhisee
misana ani igu yato ay

dhashiisa inan tirniyo
yamxeeris anoon ka hadhin
yaboo ila ka tagin

uwuuntaadan ka hesho
qalbiga idil yeelate
dugsiga yididiilada
yaqiinso inaan ku rabo

jacaylkan iga yeedhayee
dabadeed soo igu yimid
yabaal daran igu ridee
waliba igu yidhi wax jamo

yacayga inaan giijiyiyo
yagleesho anoon ka hadhin
yoolkiisana ka tagin

Exit mobile version